Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Isbedelka hannaanka doorashooyinka Soomaaliya


doorashada
doorashada

Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa sidii ay isbeddel ugu sameyn laheyd hannaanka doorashada, waxaana qodobada ugu waaweyn ka mid ah in doorashayiinka ay ku tartamaan laba xisbi, iyo in madaxweynaha ay dadku toos u soo doortaan, iyada oo la baabi'inayo xilka Ra'isul Wasaaraha.

Haddaba caqabadaha iyo suurtagalnimada isbedeeladan ayaan ku eegeynaa barnaajimka Wicitaanka Dhageysataha ee toddobaadkan, waxaana marti ku ah Mahad Waasuge, madaxa Somali Public Agenda.

Waxaa barnaajika soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:21:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG