War Deg-Deg ah

Warbixin: Safarka Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka Lloyd ee Afrika

Secretary of Defense Lloyd J. Austin III poses for a photo with Somali President Hassan Sheikh Mohamud before a meeting at the Pentagon, June 21, 2023.
Secretary of Defense Lloyd J. Austin III poses for a photo with Somali President Hassan Sheikh Mohamud before a meeting at the Pentagon, June 21, 2023.

Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Lloyd Austin ayaa ka degay dalka Kenya kadib safarkii uu shalay ku tagay dalka Jabuuti halkaasi oo uu kula kulmay hoggaamiyayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti. Austin ayaa noqonaya xoghayihii gaashaandhigga ee ugu horreeyey ee Maraykan ah ah ee Kenya booqda tan iyo sanandkii 1976-kii.

Warbixin ay inoo soo dirtay Carla Babb waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Lloyd Austin

No media source currently available

XS
SM
MD
LG