Washington —
Waddamada Galbeedka Afrika waxaa kusoo badanaya inqilaabka ay dhigayaan saraakiisha milateriga, iyaga oo xilka kala wareegaya xukuumado rayid ah.
Tallaabadii ugu dambaysay ee milaterigu ay xilka kula wareegaan ayaa ka dhacday dalka Gabon, iyaga oo soo afjaray xukunkii qoyska reer Bongo, kuwaas oo dalkaas soo xukumayey in ka badan nus qarni.
Haddaba, taariikhda qoyska reer Bongo, iyo weliba sababaha soo dedejiyey inqilaabka dalkan ka dhacay ayaa wariyaha VOA ee Washington Ismaaciil Farjar ka waraystay Ibraahiim Maxamed Maxamuud (Mustashaar) oo falanqeeya arrimaha Carabta iyo Afrika.
Madal