Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Senatarro Maraykan ah oo soo jeediyey in bah-wadaag lala sameysto Somaliland


Qaar ka tirsan Senetarada Aqalka Congresska Mareykanka ayaa shalay oo Khamiis aheyd soo saaray sharci ay doodanayaan in dowladda Mareykanku ay is-bahwadaagsi dhow kula sameyso Somaliland.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Dhageyso soo-jeedinta Senateka ee xiriirka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG