Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Kabul


Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul waxaa ka socota daadgurayta diblomaasiyiinta, dadka la shaqayn jiray hawgalka Maraykanka iyo shaqaalaha gargaarka, iyadoo lagu soo warramayo inuu ka jiro jawahareer.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Kabul ayaa weriyahayaga Ibraahim Cuamr Baafo waxa uu ka waraystay Dr. Xuseen Yoonis oo ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midooba,y kuna sugan magaalada Kabul.

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Kabul
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00


XS
SM
MD
LG