Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta daroogadu ku leedahay dhallinyarada Soomaaliyeed


Cocaína

Sanad kasta, 12-ka bisha August, waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee horumarinta dhallinyarada adduunka.

Waxyaabaha ay sanadkan ururada Qaramada Midoobay aad uga doodeen waxa ka mid ahaa caqabadaha kala duwan ee dhallinyarada ka hor istaaga horumarka ay hiigsanayaan.

Caqabadahaas ayaa waxaa ka mid ah waxbarashada oo aanay heerka ay rabaan ka gaadhin, dhaqaale xumo soo wajahda, iyo isticmaalka maandooriye yaasha kala duwan.

Haddaba Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan ku eegaysa Saamaynta Maandooriyeyaashu ku yeesheen dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadaha ba ku kala nool.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG