Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Turkey oo ka soo horjeestay kaalmada lacageed oo Erdogan ugu yaboohay Soomaaliya


Mucaaradka waddanka Turkey ayaa ka soo horjeestay kaalmada lacageed oo ay dowladda Erdogan u ballan qaaday Soomaaliya, taas oo gaareysa 30 Milan oo dollar, waxaana mucaaradku sheegay in dalkoodu aanu awoodin lacagtaas, maadaama uu dhaqaalahooda saameeyay COVID-19.

Wariyaha VOA Xussein Cismaan Sahnuuni oo warkan kasoo diray magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Mucaaradka Turkey oo ka soo horjeestay kaalmada lacageed ee Erdogan ugu yaboohay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG