Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ethiopia iyo Eritrea oo lagu eedeeyey kufsiga boqolaal dumar ah


Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Eritrea ayaa hay’adda Amnesty International waxay ku eedeysay inay boqolaal dumar iyo gabdho ah ay kufsadeen intii lagu jiray dagaalka goboka Tigray.

Wasiirka Haweenka Ethiopia Filsan Axmed ayaa sheegtay in kufsi dhacay, balse heer-kiisa iyo cidda geysatay ay tahay inay go’aan ka soo saaraan booliska.

Warbixin ay qortay wakaaladda AFP waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukay.

Ciidamada Ethiopia iyo Eritrea oo lagu eedeeyey kufsiga boqolaal dumar ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00



XS
SM
MD
LG