Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Doorashada nidaamka xisbiyada ee Puntland


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan doorashadii ugu horreysay oo qof iyo cod ah oo ay bisha October qabaneyso Puntland, kuwaasi oo ka dhacay saddex degmo.

Waxaa Barnaamijka marti ku ah Guuleed Saalax Barre, oo ah guddoomiyaha guddiga ku-meel gaarka ah ee doorashada Puntland. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG