Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ardayda Soomaaliyeed uga soo badbaadeen dagaalka gobolka Tigray?


Jaamacadda Jigjiga
Jaamacadda Jigjiga

Qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabaranayay Jaamacadaha ku yaal gobolka Tigray oo soo gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda dowladda deegaanka Soomaalida ayaa ka warbixiyay qaabkii ay uga soo baxeen gobolkaas, kaddib markii TPLF ay qabsatay magaalada Mekelle.

Dhinaca kale, masuuliyiinta deegaanka ayaa wada dadaallo ardaydan looguna xaraynayo jaamacadaha ku yaala deegaanka si ay u sii wataan waxbarashadoodii.

Wariyaha VOA ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayay warbixintan inoo soo diray.

Sidee ayay ardayda Soomaalida ee Jaamacadaha gobolka Tigray uga soo badbaadeen dagaalka Itoobiya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00


XS
SM
MD
LG