Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Jubaland oo soo dhaweysay heshiiskii nabadda Dooloow


Waxgaradka iyo siyaasiyiinta deegaannada Jubooyinka ayaa soo dhaweeyay heshiiskii dhawaan ay gaareen laba beelood oo walaalo ah, kuwaasi oo dagaal ku dhexmaray duleedka degmada Dooloow, waxaana ay ku baaqeen in dadkii ku barakacay colaadahaas dib loogu soo celiyo dib guryahooda.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aden Maxamed Salaad.

Bulshada Jubaland oo soo dhaweysay heshiiskii nabadda Dooloow
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00


XS
SM
MD
LG