Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Sisi oo taageeray tallaabooyinka uu qaaday dhiggiisa Tunisia


Dowladda Masar ayaa taageertay tallaabooyin uu dhawaan qaaday madaxdweynaha Tunisia Qeys Saciid, kuwaas oo uu ku joojiyay shaqada Baarlamaanka, isla markaana uu ku kala diray xukuumaddii dalkaas.

Warbixinta arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOAda Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Abdel Fattah Al-Sisi oo taageeray tallaabooyinka uu qaaday dhiggiisa Tunisia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00


XS
SM
MD
LG