Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo billaabaya tallaalka saddexaad ee COVID-19


Madaxweynaha dalka Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa dalkiisa ka dhaqan galinaya tallaalkii Saddexaad ee COVID-19 tan iyo wixii ka dambeeyay markii dadkiisu uu ku wargaliyay in laga qaaday bandowga saarnaa, iyadoo dalkaasi uu kamid yahay dalalka ku tiirsan dalxiiska dunida.

Sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka, in ka badan 41 milyan oo qof ayaa qaatay tallaalkoodii ugu horreeyay, halka in ka badan 27 milyan si buuxda loo tallaalay.

Wariyaha VOA ee magaalada London Ridwan Xaaji Cabdiweli ayaa warbixintan inoo soo diray.

Turkiga oo billaabaya tallaalka saddexaad ee COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00


XS
SM
MD
LG