Dalka Kenya waxa si aad ah looga dareemayaa diyaar garowga siyaasadeed ee doorashooyinka soo socda ee la filayo inay dalkaasi ka qabsoomaan sanadka 2022-ka.
Wariyaha VOA ee Nairobi, Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ku eegaya doorka ay Soomaalidu kaga jirto loolanka siyaasadeed ee dalkaasi ka socda.