Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin 196 ah oo laga badbaadiyey xeebaha Libya


Markabka Ocean Viking ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 196 muhaajiriin ah oo ka soo baxay xeebaha ka baxsan dalka Libya, sida uu sheegay naaquudaha markabkan ka shaqeeyay hawlaha bani'aadaminimada.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa inoo soo koobaya waarbixin ay diyaarisay wakaaladda wararka AFP.

Muhaajiriin 196 ah oo laga badbaadiyey xeebaha Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:58 0:00


XS
SM
MD
LG