Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaatooyin ka taagan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar


Muqdisho

Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo isu jira masaafo dhan 90KM, ayaa gaadiidka dadweynaha waxa ay isu socdaa wax ka badan 6 saac, halka markii hore saacad iyo bar la isugu socon jiray.

Waddada u dhaxeysa labada magaalo ayaa aad u burbursan, ayada dadka iyo gaadiidka ay dhib weyn ayeey ku qabaan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa soo diray Xuseen Xasan Dahaqne.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG