Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Wasiir Cabdullaahi Carab


Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Inj. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ah Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ee Soomaaliya. Barnaamijka ayaana ku saabsan shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta waxbarashada caalamka oo toddobaadkii tagay lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG