Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu salka ku hayaa qalalaasaha siyaasadeed ee Tunisa?


Tunisia ayaa wajahaysa qalaalaasihii dimoqraadi ee ugu xumaa toboneeyo sano kadib markii madaxweyne Kais Saied uu eryay xukuumaddii, kala diray baarlamaankii isaga oo taageero ka helaya ciidamada.

Tallaabadaas ayaa waxaa afgenbi ku tilmaamay xisbiyada ugu waaweyn ee dalkaasi oo ay ku jiraan kuwa Islaamiyiinta. Dalalka dunida ayaa sidoo kale tallaabada madaxweynaha Tunisia siyaabo kala duwan uga falceliyay.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo soo koobaya wararkii ay arrintan ka qoreen wakaaladaha wararka caalamka.

Muxuu salka ku hayaa qalalaasaha siyaasadeed ee Tunisa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG