Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka oo soo dhoweeyey tallaabadii uu qaaday Rooble


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo xaqiijiya in haweenku ay qoondadooda 30%-ka ah ka helaan doorashadan baarlamaanka ee soo socota.

Haddaba tallaabadan ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid aha haweenka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho. Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG