Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybtii labaad ee Buugga Naxwaha Af-Soomaaliga oo lasoo bandhigay


 Qeybtii labaad ee Buugga Naxwaha Af-Soomaaliga
Qeybtii labaad ee Buugga Naxwaha Af-Soomaaliga

Qeybtii labaad ee Buugga Naxwaha Af-Soomaaliga ee Akadeemiyaha Dhaqanka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Soomaaliya islamarkaana uu qoray Allah ha u naxariistee Qoraa Shire Jaamac Axmed ayaa lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Munaasabadda soo bandhigista buugga ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uulyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, mas’uulyiin hore iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed, ayaa warbixintan noo soo diray.

Qeybtii labaad ee Buugga Naxwaha Af-Soomaaliga oo lasoo bandhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00



XS
SM
MD
LG