Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardaydii ugu badneyd oo ka qalin-jebisay Jaamacadda Jigjiga


Magaalada Jigjiga ee xarunta dawlada deegaanka Soomaalida ayaa shalay lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday ku dhaw 2,700 oo ka baxay kulliyado kala duwan.

Ardaydan oo noqonaya tiradii ugu badnayd ee jaamcadaaasi ka baxda tan iyo markii la aas-aasay ayay sidoo kale ay ku jiraan gabdhihii ugu badnaa ee jaamcada ka qalin jabiya.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa qalinjabinta ardaydan ka waraystay gudoomiye ku xigeenka jaamacada Jigjiga ee dhanka waxbarashada Dr. Cabdira’uuf Axmed Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG