Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burcad dhac ka geysaneysay suuqa Islii oo toogasho lagu dilay


Islii
Islii

Ciidamada Ammaanka Dowladda Kenya ayaa toogasho ku dilay laba nin oo ay sheegeen inay ka mid ahaayeen koox burcad ah oo dhac u gaysanayey dukaan ku yaalla Suuqa Soomaalida Eastleigh ee magaalada Nairobi.

Ciidamada ayaa sidoo kale hawlgalkaasi ku dhaawacay ilaa afar qof oo kale oo kooxahaasi kamid ahaa.

Weriyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Burcad dhac ka geysaneysay suuqa Islii oo toogasho lagu dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


XS
SM
MD
LG