Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kooxda Milwaukee Bukcs oo ku guuleysatay horyaalka NBA


Kooxda Milwaukee Bucks oo ka dhisan magaalada Milwaukee eee gobolka Wisconsin ayaa xalay ku guuleysatay horyaalka kubadda kolayga Mareykanka ee NBA. Waa markii ugu horreysay ee Bucks ay hanato horyaalka, tan iyo sanaddii 1971-kii.

Cayaaryahan Giannis Antetokounmpo oo ah xiddiga ugu wanaagsan kooxda iyo mid ka mid ah kuwa ugu wanaagsan horyaalka ayaa dhaliyey 50 dhibcood.

Waxaa warbixintan diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG