Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo maalintii labaad ka socda Galmudug


Axmed Shire Falagle
Axmed Shire Falagle

Dagaallo ayaa maalintii labaad kasii socda maamul goboleedka Galmudug kadib markii ciidamada dawladda iyo kuw amaamulku ay weerar ku qaadeen fariisamada maleeshiyada Al-Shabaab ee nawaaxiga QAYCAD oo aan ka fogayn magaalada Bacaadweyne.

Sarkaal ka tirsan ciidamada dawladda ayaa VOA u sheegay in shan askari ay kaga dhinteen dagaalladan, halka ay Al-Shabaab ka dileen 10 maleeshiyaad ah.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa dagaalkan ka warreystay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle.

Dagaallo maalintii labaad ka socda Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00



XS
SM
MD
LG