LONDON — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay saameynta caafimaad gaar ahaan cudurrada maskaxda ee uu sababay cudurka COVID-19. Waxaa marti ku ah Dr. Cabdirashiid Takar oo ah Dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo jooga magaalada London.