Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Pentagon: Qaar ka mid ah Raggii dilay madaxweynihii Haiti waxay qaateen tababarka militariga Mareykanka


Qaar ka mid ah ragga lala xiriirinayo dilkii madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moise, laguna soo xiray howlgal ay sameeyeen ciidanka Booliska dalkaas ayaa ka qeyb qaatay tababarka ciidmada Mareykanka, sida uu VOA u xaqiijiyay afhayeenka Waaxda Gaashandhigga Mareykanka Ken Hoffman.

Raggan oo u dhashay waddanka Colombia ayaa macluumaadkoodu soo shaac baxay intii lagu jiray baarintaanka macluumaadkooda.

Wariyaha VOA ee Washington Cabdixakiin Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan kooban ku eegaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG