Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda ganacsatada Soomaaliyeed ee South Africa?


Rabshadaha iyo bililiqada ka jirta dalka South Africa ayaa saamayn ku yeelatay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, Iyada oo la dilay qaar ka mid ah ganacsatadaasi, halka kuwa kalena la boobay hantidoodii.

Warbixin ku saabsan arrintan iyo wararkii u dambeeyay ee South Africa waxaa inoo haya Xuseen Barre.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG