Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy Ahmed: Itoobiya waa iska difaaceysaa cadowga gudaha iyo kan dibadda


Abiy Ahmed

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wacad ku maray inay iska difaaci doonaan waxa uu ugu yeeray cadowga gudaha iyo dibedda, kadib markii xooggaga Tigray ay toddobaadkan bilaabeen weerarro ay dhul ku qabsadeen.

Abiy Ahmed ayaa sheegay in xabbad-jooojintiii ay dowladdiisu ku dhawaaqday aanay miro dhalin.

Ibrahim Danduray ayaa soo jeedinaya warbixinno ay wakaaladaha wararku ka qoreen Ethiopia.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG