Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fowsiya Yuusuf oo isku sharaxday madaxweyne


Fowsia Yusuf
Fowsia Yusuf

Hoggaamiyeyaasha sar sare ee siyaasadda Soomaaliya ayaa ku dhawaad dhamaantood ah rag, qaar badan oo ka mid ah lagu eedeeyo musuqmaasuq iyo inay u guul darreysteen soo celinta ammaanka dalka.

Hase yeeshee xildhibaan Fowziya Xaaji Aaden oo Talaadadii shalay ku dhawaaqday inay ku biirtay murashixiinta u taagan xilka madaxtinimada ee doorashada loo qorsheeyey inay dhacdo 10-ka bisha October ee soo socota, ayaa qabta in markan la tijaabiyo dumarka.

Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefonka ee Muqdisho kula xiriiray, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay, waxa ku dhaliyay inay isa soo sharaxdo.

Fowsiya Yuusuf oo isku sharaxday madaxweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00


XS
SM
MD
LG