Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweeney lagu kufsaday laguna dilay Hargeysa


Hargeysa
Hargeysa

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye guuto Maxamed Aadan Dabagale ayaa xaqiijiyey fal kufsi iyo dil ah oo dhowaan magaalada Hargaysa ka dhacay.

Dhinaca kalena, dalladda Haweenka Somaliland ee Nagaad ayaa si adag u canbareysay kufsiga iyo dilkaasi.

Warbixintan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Haweeney lagu kufsaday laguna dilay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


XS
SM
MD
LG