Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayay xayiraadda COVID-19 u saameysay Soomaalida Sydney?


Magaalada ugu weyn dalka Australi ee Sydney oo Soomaali badan ay ku noolyihiin ayaa todobaadkii saddaxaad xayiraad adag saaran tahay, kaddib markii 112 qof laga helay xanuunka COVID19, iyadoo hal ruux uu dhintay 18 kane ay xaalad halis ay ugu jiraan cudurka.

Warbixin ku saabsan xaaladda Soomaalida magaalada Sydney iyo saameynta ay xayiraaddu ku yeelatay waxaa inoo soo diray wariyaha VOA-da uga ee dalka Australia IIbraahim Cumar Baafo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG