Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cayaartoy madow oo ka mid ah xulka England oo la cunsuriyeeyey


Bukayo Saka

Ra’iisul Wasaaraha Biritan Boris Johnson aya cambaareyey hadallo isir-faquuq ah oo lagu baahiyey baraha bulshada kana dhan ahaa saddex ciyaaryahan oo madaw ah oo u ciyaara England, oo xalay looga adkaaday cayaartii kama dambeysta ee koobka Qaramada Yurub.

Cayaartaas oo uu Talyaaniga ku adkaaday rigooreyaal ayaa waxaa saddex-da ay England seegeen laga qabtay saddxeda cayaartoy ee kala ah Rashford, Sancho iyo Saka.

Warbixin uu inoo diyaariyey Jeff Custer waxaa inoo haya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG