Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Abiy oo ku guuleystay aqlibiyadda kuraasta baarlamaanka


Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee Prosperity ee uu hoggaamiyo Ra'isul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee kursaasta Baarlamaanka dalkaas, sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka Qaranka Itoobiya.

Guddiga doorashooyinka ayaa sabtidii ku dhawaaqay in xisbiga talada haya uu helay 410 kursi oo ka mid ah 436 lagu tartamay Baarlamaanka Federaalka.

Wariyaha VOA Cabdixakiim Shirwac ayaa warbixintan kooban ka diyaariyay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG