Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Malta oo dalkeeda ka mamnuucday dadka aan qaadan tallaalka COVID19


Malta Journalist Killed

Dowladda Malta ayaa sheegtay in ay noqoneyso wadankii ugu horreeyey ee Yurub oo ka xirta xuduudihiisa dhammaan dadka aan qaadan labada dhibcood ee Talaalka Covid19, iyada ay kordheen kiisaska xanuunkaas nuqulkiisa Delta.

Dadka caddeeya in ay soo qaateen talaallada lagu sameeyey Yurub iyo Britain ayaa soo galitaanka Malta loo oggolaan doonaa laga bilaabo 14-ka bishan oo ku beegan Arbacadan fooda inagu soo haysa.

Tan ayey macnaheedu noqoneysaa in dalxiisayaasha ka iman lahaa Mareykanka iyo waddamada kale aan loo oggolaan doonin in ay soo galaan Malta.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG