Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir jaamacaduhu lahaayeen oo Jigjiga lagu soo gababeeyey


Waxaa magaalada jigjiga lagu soo gaba-gabeeyay shirka Shabakadda Cilmibaadhista iyo Waxbarashada Soomaalida oo ay ka qayb galeen 23 jaamacadood iyo machadka heritage.

Warbixintan waxaa Jigjiga ka soo diray wariyaha VOAda Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG