Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga Online-ka ee suuqyada magaalada Hargeysa oo kobcay


Guud ahaan dhulka Soomaalida, adeegga Internet-ka ayaa sii fidaya, taasina waxay keentay koboc ganacsiga yaryar ee ku shaqeeya qaabka Online-ka, waxaana qoysasaka magaalada Hargeysa ay noocyada kala duwan ee adeegga ay u baahanyihiin ku iibsadaan qaab online ah.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa Khadar Cakulle ayaa warbixinan ku eegaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG