Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey siyaasadda Soomaaliya


Guddiyada doorashada
Guddiyada doorashada

Waxaa sii xoogeysanaya dadaalka loogu jiro in doorashada Soomaaliya ay waqtigeeda ku qabsoonto kadib marar hore heshiiyo laga gaaray ay waqtigoodii ku fuli wayeen.

Waxaa ugu dambeeyay oo maanta Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koofurgalbeed Soomaaliya.

Hadaba guddiyada doorashada ma ka gudbi karaan caqabada siyaasadeed ee horyaalay doorashada. Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

Wararkii ugu dambeeyey siyaasadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00


XS
SM
MD
LG