Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Dilalka iyo dhaca lagu hayo Soomaalida K/Afrika


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka isugu jira dilka iyo dhaca ee ay la kulmaan ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika, waxaana marti ku ah Caamir Sheekh Xuseen oo ay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.

Nuur Xasan Nuur ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG