Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsi la soo deristay soogalootiga Jarmalka kaddib weerarkii ninkii Soomaaliga ahaa


Mohamed Badil Ahmed

Kaddib markii nin Somali ah oo ku hubaysna toorey uu dalka Jarmalka ku dilay ugu yaraan 3 qof, dhowr kalena uu ku dhaawacay ayaa waxaa wadankaasi dadka soogalootiga ah ee Soomalida ay ka mid tahay ay dareemayaa cabsi ah in si gooni ah loo bartilmaameedsado.

Warbaahinta dalkaasi ayaa dhacdadaasi tan iyo markii ay dhacdey si weyn u hadal hayo, gaar ahaan wakhtigan oo la filayo in dalkaasi ay ka dhacdo doorasho marka la gaaro bisha September ee soo socoto.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Maxamed Baadil Axmed oo degan Jarmalka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG