Dalka Ethiopia oo ka mid ah dalalka ugu dadka badan qaaradda Afrika ayaa lagu wadaa in bartamaha sanadkan ay ka dhacdo doorasha guud.
Doorashada sanaddakan ayaa noqonaysa tii lixaad ee Taariikhda dalkaasi la qabto. Hadaba maxay doorshadan uga dhigantahay mustaqbalka Ethiopia, maxayse uga duwantahay shantii doorasho ee ka horaysay, maxayse yihiin caqabadaha ka hor iman kara?
Xuseen Barre ayaa inoo haya warbixin arrintaas ku saabsan.