Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada xaafadda Islii oo ka cabanaya bandowga Nairobi


Islii

Ganacsatada yaryar ee xaafadda Islii gaar ahaan kuwa maqaayadaha cuntada ayaa sheegay in hoos u dhac weyn uu ku yimid ganacsigooda, kadib saamayn xooggan oo uu ku yeeshay bandowga 8-da fiidnimo ee madaxweynaha wadaankasi uu dhowaan kusoo rogay ilaa shan maamul oo ay Nairobi ku jirto.

Arrintan ayaa imaanaysa xilli ay sii xoogaysanayso cabshooyinka ay dadka Kenyanka ah ay arrintaasi ka muujinayaan.

Wariyaha VOA ee magaaladda Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta ku eegaya xaaladda Islii.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG