Saxafiyiinta gobolka Gedo ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen in ay kala kulmeen cidamada dowlada ee gobolkaasi.
Geesta kalena maamulka gobolka ayaa dhinacooda iska fogeeyey islamarkaana sheegay in gobolku uu yahay kan ugu xoriyada badan.
Faafaahinta warkaas waxaa inoo soo diray wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhameystiran