Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal culus oo dhex-maray Daacish iyo Puntland


Ciidanka Puntland

Wararka ka imanaya bariga Puntland ayaa sheegaya in dagaal uu dhex-maray ciidamada gaarka ah ee Punland iyo maleeshiyaad la aamisan yahay inay ka tirsan ururka Daacish.

Warbixin ku saabsan waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG