Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Dhaqaatiirta Soomaaliya oo ka cabsi qaba in laba-kacleynta COVID19 uu yahay nuuca cusub ee Variant


VOA Logo
VOA Logo

Soomaaliya ayaa todobaadyadii ugu dambeyay wajahday mowjad cusub oo xanuunka COVID19, kaas oo dhaqaatiirta iyo howl-wadeenada caafimaadku ay uga shakisanyihiin inuu yahay nuuca cusub ee loo yaqaan Variant.

Falastin Axmed Iman ayaa barnaamijka Bandhigga VOA ku eegeysa warbixinno la xiriira arrimaha ku saabsan cabsida soo noqoshada xanuunkan.

Barnaamijka Bandhigga VOA iyo Falastin Axmed Iman
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:47 0:00


XS
SM
MD
LG