Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xayiraad Cusub oo Lagu soo Rogey Gobolka Victoria ee Dalka Australia


Gobol Victoria oo ay ku noolyihiin ku dhawaad lix Milyan iyo bar qof ayaa xayiraad deg deg ah oo aan horey loo shaacin lageliyey dalka Australia, Gobolkan ayaa ah kan ugu badan ee ay somalidu dalkan ku nool yihiin. Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii shan qof oo cusub laga helay cudurka covid19 nooca sida fudud ku faafa ee ka jira dalka Britain.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariyaha voa ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG