Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Sidee u dhacay weerarkii xabsiga dhexe?


WASHINGTON, DC — Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay baaris dheeri ah oo la xiriirta weerarkii dhowaan ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho, sida wax u dheceen, iyo cidda fududeysay in hub uu soo galo gudaha xabsiga. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Dhacdadii Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:01 0:00


XS
SM
MD
LG