Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka uu COVID-19 kusoo ridanayo Galmuudg oo soo badanaya


Deegaanada Galmudug ee bartamaha Soomaaliya waxaa kusoo kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka COVID-19, sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta caafimaadka.

Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa arrintan ka wareystay Wasiiru dowlaha caafimaadka ee Galmudug Axmed Mire Faafaale.

Dadka uu COVID-19 kusoo ridanayo Galmuudg oo soo badanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:58 0:00


XS
SM
MD
LG