Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: G. Wakiillada oo Diiday Xubnaha Mucaaradka ee G. Doorashada


Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta fadhi uuu yeeshay waxa ay uga doodeen labadii xubnood ee axsaabta mucaaradku ay u soo xusheen in ay ka mid noqdaan Gudidda Doorashooyinka ee Cusub.

Golaha ayaa dood ka dib diiday in ay ansixiyaan labadaasi xubnood matalaya axsaabta mucaaradka ah. Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG