Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: 16 Kun oo Ardey oo Imtixaan u Fariistay


Deegannada Puntland waxa maanta kumannaan arday ah ay u fariisteen imtixaanadka fasalada 4-aad ee dugsiga sare iyo fasalada 8-aad ee dugsiyada dhexe. Illaa iyo 15,892 arday ayaa ka qaybgalaysa sannadkan, waxaana imtixaanadkan ay ka dhacayaan 106 goobood oo qqaarkood ku yaalla deegannada fog fog.

Imtixanaadkan oo mar qura saakay 8:30 subaxnimo bilowday ayaa waxaa ka shaqaynaya macalimin iyo howl-wadeenno gaaraya kun qof, waxana si rasmi ah u daah furay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo la dardarmay ardayda imtixanka galaya.

Wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Ardada Puntland oo imtixaanad u fariistay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG