Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida iyo booliska Toronto oo kulmay


Qaar ka tirsan Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada iyo booliska magaaladaas ayaa kulan isugu yimid.

Kulankan ayay kaga hadleen xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa labada dhinac si loo soo afjaro guud ahaan dhibaatooyinka heysta dhallinyarada.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG